Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 143)

Qurba-joogta beesha Yaxye Cabdalle ee North America oo taageeray shirka uu ku baaqay Isinkoodu

Anagoo ah Qurba-joogta beesha Yaxye Cabdalle ee North America waxaanu si wada jir ah utaageeraynaa shirka uu kubaaqay Garaada Guud ee beesha, Garaad Saleebaan Buraale Aw-Adan. Shirkaas oo ka dhici…

BAROOR DIIQ

BAROOR DIIQ

Waxaan dhammaan bulshada Somaaliyed ka codsaneynaa in aad ka soo qeyb-gashaan baroor diiq loo qabanayo Marxuum xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (FEYSAL) oo si cad loogu diley banaanka VILLA SOMALIA. Waxaa…

Taariikhda Beelaha Baajuun iyo Deegaanada Ay Degaan

Taariikhda Beelaha Baajuun iyo Deegaanada Ay Degaan

Sida aan wada Ogsoonnahay Beelaha Baajuun Waxay ka mid yihiin Beelaha Soomaaliyeed oo Degan Magaalada Kismaayo ilaa iyo Raas Kiyembooni, kuwaas  oo Dega Deegaano fara bada oo Ka Tirsan Jaziirooyinka…

Xaaladda ay ku nool yihiin Tahriibayaasha Soomaalida Gariiga (WARBIXIN).

Xaaladda ay ku nool yihiin Tahriibayaasha Soomaalida Gariiga (WARBIXIN).

Qormaddaan waxaan doonayaa in aan diiradda ku saaro Xaaladdo adag oo ka jira dalka Gariiga kuwaa oo  heysata Soomaalida ku nool dalkaas, iyadoo qaarkood ay yihiin kuwo Calool Xumo badan…

Magaalada Kismaayo ayaa Waxaa lagu soo Gaba Gabeeyey koob Ciyaaraha Kubadda Cagta ah Kaasi oo lagu soo Dhowaynaayey Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubba(DAAWO SAWIRADA)

Magaalada Kismaayo ayaa Waxaa lagu soo Gaba Gabeeyey koob Ciyaaraha Kubadda Cagta ah Kaasi oo lagu soo Dhowaynaayey Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubba(DAAWO SAWIRADA)

Ciyaartaan oo lagu soo gaba gabaynaayey koob lagu soo dhowaynaayey golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubba ayaa ka dhacday garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo, waxayna dhexmartay kooxo kala…

War: Muctamarkii Boston ee 2013

War: Muctamarkii Boston ee 2013

Warkii Muctamarkii ka dhacay magaalada Boston, Warkan oo hore looga si daayay SOMSAT Tv… Cceegaag.com                …

Ururka Saxafiyiinta Madaxa banaan ee Jubbooyinka JIJA Ayaa Xaflad ay Maanta ku Qabteen Hotel Qiill Mawaaye ee Magalada Kismaayo ku Shaaciyay Hogaan Cusub oo uu Yeelan Doono Ururka JIJA (DAAWO SAWIRADA)

Munaasabadaan oo ka dhacday hotelka Qiilmawaaye ee  magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo bandhigay hogggaan cusub oo ay samayteen saxafiyiinta gobolada Jubbooyinka. Munaasabadda oo ay soo agaasimeen saxafiyiinta magaalada Kismaayo…

Maxamed Faarax iyo Sahra Cali Xasan oo ku luuqeenaya Heesta Mataantii Jacaylka

Maxamed Faarax iyo Sahra Cali Xasan oo ku luuqeenaya Heesta Mataantii Jacaylka

Heesta Mataantii Jacaylka oo ku jirtay ruwaayadii Baylood Qaran oo koox qawlaysato ahi horay u duubteen dadkana ka iibin jireen ayaa Habeen hore si-toos ah looga soo daayay TV ga…

Mudaharaad Lagaagsoo Horjeedo Madaxwaynihii hore ee Awdal State Rashiid Awnuur oo Boorama Ka Dhacay

Mudaharaad Lagaagsoo Horjeedo Madaxwaynihii hore ee Awdal State Rashiid Awnuur oo Boorama Ka Dhacay

Sida lagu baahiyay cod baahiyayaal waxa maalintii shalay ahayd dadwaynaha ku noola maagalada Borama la ogaysiiyay in uu magaalada kusoo socdo madaxweynihii hore ee Awdal state Rashiid Awnuur. Markii uu…

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo ka hadlay Dagaalada ka socda Shabelaha Hoose

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo ka hadlay Dagaalada ka socda Shabelaha Hoose

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda gobolka Shabeelaha hoose waxaana uus heegay in ay dowladiisu ka xuntahay dagaalada soo noqnoqday ee ka dhacay…

Tahniyad:Yuusuf Cilmi Cali iyo Canab Ibrrahim Aadan oo ku Aqal Galay Muqdisho

Tahniyad:Yuusuf Cilmi Cali iyo Canab Ibrrahim Aadan oo ku Aqal Galay Muqdisho

TAHNIYAD AROOS C/naasir yuusuf macalin (ganeey) Mahad yuusuf macalin C/fataax sheekh axmed (farascade) maxamed deeq sheekh axmed Muuse sheekh axmed C/laahi sheekh nuur cabdi Axmed sheekh nuur cabdi ( cirro)…

WARIXIN: Heerarkii Kala Duwanaa ee uu Soo Maray Sportska Goblaka Jubbada Hoose

WARIXIN: Heerarkii Kala Duwanaa ee uu Soo Maray Sportska Goblaka Jubbada Hoose

Gobolka Jubbada Hoose oo xilliyadii beri samaadkii kamid ahaa gobolada ugu horumarsan dhanka sportiga isla markaana aadka looga cabsan jiray ayaa muddooyinkaan waxaa laga dareemaayey horumarro dhanka sportiga ah Inkastoo…

Wasiirada Daljir iyo Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Qalinkii – Axmed Maxamuud

Wasiirada Daljir iyo Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Qalinkii – Axmed Maxamuud

Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Wasiirka Beeraha Eng. Abaar X. Jiillaal Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Collaad Sh. Xarbi Wasiirka Waxbarashada Dr. Xersi-Dammiin X. Magudbe, PhD Wasiirka Arimaha Diinta Sh.…

Wafdi ka Socda Qaramada Midoobe oo Soogaarya Magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Wafdi ka Socda Qaramada Midoobe oo Soogaarya Magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Wafdigaan oo kala socday hay’adaha Qaramada Midoobay sida UNHCR, UNICEF, UNDP, WHO, WFP iyo hay’ado kale ayaa waxaa hoggaaminaayey Xoghayaha dhanka gargaarka Bini’aadamnimada ee Qaramada Midoobay ee  Soomaaliya Phlip Laserani,…

Magaca Cabdiwali laguma qasaari jirine……. RW Dawladii Badbaado Qaran

Magaca Cabdiwali laguma qasaari jirine……. RW Dawladii Badbaado Qaran

Raysalwasaarihii Soomaaliya kasaaray kumeelgaadhnimda Dr. Cabdiwali Gaas oo haatan quud dareenaya inuu ku guulaysto Jagada Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland ayaa hawada u marinaya Raysalwasaaraha loo magacaabay Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Hambalyo…

Gudiga gurmadka degdega jaamacadda muqdisho ayaa gaarsiiyey deeq isugu jrta BARIIS,SOKOR,SALIID,IYO TIMIR IYO DHAR dadka ay biyaha kusoofataheen ee gobalka shabeelaha dhexe

Gudiga gurmadka degdega jaamacadda muqdisho ayaa gaarsiiyey deeq isugu jrta BARIIS,SOKOR,SALIID,IYO TIMIR IYO DHAR   dadka ay biyaha kusoofataheen ee gobalka shabeelaha dhexe

Deeqdan lagaarsiiyey dadka kuwaxyeeloobay fatahaadyada gobalka shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka faa,iideystay 300 saddex boqol oo qoys mar uu lahadlayey warbaahinta Dr- C/laahi Abuubakar Sheikh Xuseen oo ah gudoomiye kuxigeenka…

Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Banabax lagu taageeyrayo Ra’isul Wasaaraha Cusub ee DF Somaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo. Banaabaxan ayaa waxaa soo abaabulay  Qaar kamid ah Ururada Dhalinyarada, Haweynka iyo Ganacasada…

Meydka Nin Rayid Ahaa oo Laga Helay Xeebta Kismaayo

Meydka Nin Rayid Ahaa oo Laga Helay Xeebta Kismaayo

Meydka nin rayid ahaa oo ay jirkiisa ay ka muuqatay rasaas ayaa laga helay xeebta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Daahir Dable, isla…

DEG DEG: Coll.Cabdi Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

DEG DEG: Coll.Cabdi Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

Labo nin oo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo ku dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba oo lagu magacaabi jiray Cabdi…

DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Ra’isulwasaare Cusub Yeelatay

DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Ra’isulwasaare Cusub Yeelatay

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa goor dhow ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya u magacaabay Cabdiweli Sheekh Axmed Sheekh Maxamed, kaasoo bedeli doona Saacid. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labadii toddobaad…