Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Banabax lagu taageeyrayo Ra’isul Wasaaraha Cusub ee DF Somaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo.

Banaabaxan ayaa waxaa soo abaabulay  Qaar kamid ah Ururada Dhalinyarada, Haweynka iyo Ganacasada ku dhaqan magalada kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.

Fagarihi ay iskugu yimaadeen Dadkii Banaanbaxa Samaynayay Ayaa waxaa goobta kula hadlay Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo Gacma Dheere iyo Maamo Badraan oo kamidah Madaxada Ururada Haweynaka.

Hadaba Dadka Reer kismaayo ayaa si diiran uga Codsaday Ra’isul Wasaaraha Cusub in ay wada shaqeyn fiican dhexmarto Maamulka Cusub ee Jubba.

DAAWO SAWIRADA:

\

 

 

Ceegaag Online

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag