Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Siyaasiga reer SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo ka hadlay xaalada Laascaanood

Laascaanood August 28, 2023 Gudoomiyii hore ee maamulka SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali ayaa ka waramay xaalada deegaanada SSC Khaatumo waxa uuna sheegay hadii ay Somaliland soo dib usoo eegto deegaanda SSC in xuduuda laga rari doono Guumays loona rari doono xuduudii 1948 ee Labida Gaatama.

Daawo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply