Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Siyaasi Jabiye gudoomiyaha ururka siyaasadeed SINCAD ayaa Laascaanood soo gaadhay waxaa soo dhaweyay masuuliyihiin SSC Khaatumo

Laascaanood, August, 03, 2023. Waxaa Magaalada Laascaanood soo gaadhay gudoomiyaha urur siyaasadeedka Sincad  Maxamud Khaliif ‘Jabiyey’ isga oo booqasho lasii qorsheeyay ugu tagat ciidamada hakadka lagu galiyay duleedka magaalada Oog. ciidamada oo ku hawlan hadii nabada la carqaladeeyo inay u ruqaansan doonaan labiga gaatama.

 

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply