Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wajiga Dhabta ah ee Dagaalka ka dhex Aloosnaa Waqooyiga Dalka Soomaaliya ee haatan lasoo afmeeray.(Midnimo Diid iyo Midnimo Doon)Hogaamiye C/qadir Aw Cali

Laascaanood September 15, 2023. Hogaamiyaha SSC Khaatumo Cabdulqaadir Aw Cali Firdhiye ayaa casha sharaf uu ugu sameeyay wafti ka socday dawlada dhexe u qeexay in dagaalkii lasoo afmeeray August 25, 2023, uu ku salaysnaa una dhexeeyay dad kala qaba fikrada Midnimada iyo kala goynta dalka Soomaaliya.

Hogaamiyaha ayaa sheegay inaan loo dagaalamin reer hebel iyo reer hebal balse lagu dagaalamay figradaha israaca Soomaalida iyo kala firdhinta Soomaalida uuna maamulkiisa SSC Khaatumo kala firdgiyay figradii kala faquuqa shacanka Soomaaliyeed.

Suuro gal ma ah in kooxaha gooni goosadku waayadan dib isusoo abuubulaan kuna qanciyaan shacabka Waqooyi Bari figradii duugoowday ee gooni isutaaga, siiba in ay isku dayaan inay mardanbe awood milatari ku hamiyaan inay ku sooro galiyaan.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply