Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxaa Laascaanood si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Wafdi Isimaha ah waxaa hogaaminaayay Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood.

Laascaanood October 05, 2023 Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo boqorka beesha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa soo gaadhay caasimada SSC Khaatumo iyada oo si heer qaran ah loogusoo dhaweeyay Boqorka,

Waxaa xusuus mudan in Boqorka ay booqashadiisii u danbeesay ay soo dhaweeyeen Horgalo barigaa horboodayay maleeshiyaadkii sida sharci darada ah ku joogay deegaanadiisan balse maanta waxaa soo dhaweeyay dadkiisii oo badankoodu kusoo guryo noqdeen magaalada bishii Sebtember ee sanadkan.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply