Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » TACSI

Ceegaag.com oo tacsi u dirasa Qaranka Soomaali iyo qoyskii Alle ha u naxariistee Khadra Daahir Cige.

Ceegaag.com oo tacsi u dirasa Qaranka Soomaali iyo qoyskii  Alle ha u naxariistee Khadra Daahir Cige.

Boston, July 02, 2022 Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diranaa ubadkii, qaraabadii, ehelkii iyo Ummadii Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Alle ha u naxariisto e Khadra Daahir Cige oo ahayd…

AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston Carriga dalkan Maraykanka

AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku  Geeriyooday Boston Carriga dalkan Maraykanka

Waxaa goor dhaw oo saakadan ah geeriyooday AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston wadankan Maraykanka Wuxuu ka mid ahaa Asaasayaashi Dawlada Puntland. Wuxuu ka mid ahaa…

Tacsi: Mahdi Cabdulle Xasan oo ku geeryooday Boston.

Tacsi: Mahdi Cabdulle Xasan oo ku geeryooday Boston.

Midkamida tiirarkii jaaliyada Soomaalidu ku taagnayd magaalada Boston ee dalkan Maraykanka ayaa ku geeryooday shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Lawrence, MA. Daawo Mahdi oo hawada inoosoo marinayay tahniyadii ciida…

Suladaan Cabdirisaaq Suladaan Cali Baale oo ku geeryooday XD-Puntland ee Garoowe

Suladaan Cabdirisaaq Suladaan Cali Baale oo ku geeryooday XD-Puntland ee Garoowe

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Suladaan Cabdirisaaq Suladaan Cali Baale ayaa ku geeryooday xarunta dawlada Puntland ee Garoowe, Suldaanka oo ka mid ahaa jaaliya Boston 25 sono ee ina dhaafay ayaa…

Xaliimo Aadan Yuusuf oo ku geeryootay magaalada Boston ee carigan Maraykanka

Xaliimo Aadan Yuusuf oo ku geeryootay magaalada Boston ee carigan Maraykanka

Alle ha u naxariistee Xalimo Adan Dheere ayaa ku geeryootay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Marxuumadana waxaan Ilaahay ugu baryanaa in uu janatul Fardowso geeyo samir iyo iimaan ka…

Xamso Sh. Xuseen (Hanoolaato) oo ku geeryootay dalka Holand

Xamso Sh. Xuseen (Hanoolaato) oo ku geeryootay dalka Holand

Inaalilaahi wa inaa ilehey rajucuun waa geri xanuunbadan waxaa sakay dalka holan ku geeriyotay Marxuumad Xamso Sh. Xuseen (Hanoolato) waxaan ilaheey uga baryaayaa inuu ka dhigo marti lajcelyahay kitaabkeedana gacanta…

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun: Cabdi-xakiin C Abokor oo ku geeryooday Muqdisho

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun: Cabdi-xakiin C Abokor oo ku geeryooday Muqdisho

Muqdisho 11-23-2020 Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH. Marxuum  Cabdixakiin Cali Abokor oo magaalada Muqdisho ku geeriyooday hada. Cabdixakiin ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga…

Qof Ceynkee ah ayuu ahaa Marxuum Cali Khaliif Galeyr Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya

Qof Ceynkee ah ayuu ahaa Marxuum Cali Khaliif Galeyr Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Ahaana Madaxwaynihii ugu danbeeyay ee Maamulka Khaatumo ayaa ku geeryooday Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida. Dr. Galydh ayaa isagu u geeryooday si kadis ah dhamaanEng…

Siyaasigii ugu xabsiga dheeraa Soomaaliya Bardacad oo ku geeryooday Boston, USA Xalayto

Siyaasigii ugu xabsiga dheeraa Soomaaliya Bardacad oo ku geeryooday Boston, USA Xalayto

Abuukaate: Yuusuf Cismaan Samatar (Bardacad) oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ay yeelato Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa xalay ku geeryooday magaalada Boston ee carigan Maraykanka oo uu daganaa ilaa…

Abdiaziz Mohamed Liban oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Abdiaziz Mohamed Liban oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho weerarkii ka dhacay hudheelka SYL lagu dilay ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban oo si weyn…

Osmaan Abdi Samatar (Dudumo) oo ku geeriyooday magalada Columbus ee dalka Mareykanka.

Osmaan Abdi Samatar (Dudumo) oo ku geeriyooday magalada Columbus ee dalka Mareykanka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay oo taariikhdu tahay November 15th sanadka 2019 ku geeriyooday magaaladan Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ALLE ha…

TACSI: ILAAHAY HA U NAXARIISTO Raaxo Jilaal oo ku geeryooyat wadanka Turkiga

TACSI: ILAAHAY HA U NAXARIISTO  Raaxo Jilaal oo ku geeryooyat wadanka Turkiga

??? ??? ???? ???? ?????? ???? ????? ????? ??Inaalillaah wa inaa illeyhi raajucuunJaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suuriya waxa ay halkaan tacsi tiiraanya leh u dirayaan Reer Yuusuf jilaal Caraale iyo…

Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka

Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka

Muqdisho, Maarso 8, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka…

Idil Cali cadmeed Riyad oo hada ku geeryootay Nayroobi

Idil Cali cadmeed Riyad oo hada ku geeryootay Nayroobi

Inaalilaahi wa inaalilaahi rajucuun, geerida Idil Cali cadmeed Riyad ayaa hada nagasoo gaadhay magaalada Nayroobi ee Caasimada Kiiniya. Riyaad ayaa isla wiigan ka anbabaxday magaalada Toronto ee dalka Kenada iyada…

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale oo Geeryooday

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale oo Geeryooday

Waxaa Soo gaadhay shabakadan Ceegaag warnaxdin leh oo sheegayay inuu geeryooday halgamaagii waynaa ee Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale. Waxaan Ilaahau uga baryanaa inuu naxariista Jano ka waraabiyo Samir iyo…

Yuusuf Maxamed Jamac (Yuusuf Abood) oo ku geeriyooday magaalada Edmonton.

Yuusuf Maxamed Jamac (Yuusuf Abood) oo ku geeriyooday magaalada Edmonton.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 16th sanadka 2018 ku geeriyooday magaaladan Edmonton ee dalka Kanada  ALLE ha u naxariistee…

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maalintii Jimacaha oo taariikhdu ahayd April 20th sanadka 2018 ku geeriyooday magaalada Calgary ee gobolka Alberta Canada  ALLE ha…

TACSI: ILAAHAY HA U NAXARIISTO QORAA ABUU XAMSA OO GEERYOODAY

TACSI: ILAAHAY HA U NAXARIISTO QORAA ABUU XAMSA OO GEERYOODAY

Qareen Sheekh C/raxmaan Xuseen Samatar “Abuu Xamsa”  waxaa uu ku dhashay duleedka magaalada Hargaysa gaar ahaan tuulada layiraahdo Boqol jire sanadkii 1936kii. Quranka Kariimka ah waxaa uu ku bartay isla…

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa xalay ku geeyootay Ilaahay Naxariista Jano Ha waraabiyee magaalada Jidjiga Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan Hode. Marxuumada ayaa ifka kaga tagtay tafiir tiradoodu kor u…

Page 1 of 6123Next ›Last »