Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qof Ceynkee ah ayuu ahaa Marxuum Cali Khaliif Galeyr Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Ahaana Madaxwaynihii ugu danbeeyay ee Maamulka Khaatumo ayaa ku geeryooday Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Dr. Galydh ayaa isagu u geeryooday si kadis ah dhamaanEng Xuseen Fiin oo ku hadlay afka shaqaalaha Ceegaag.com ayaa tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinaya qoyskiisa, Sidoo kale Dr. Cali Cawl Xuseen, Gen. Maxamed Cali Abokor iyo Madaxa SCERDO Jamaal Xaaji Cali ayaa tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii Raysalwasaare Cali Khaliif Galayn isagana waxaan Ilaahay uga baryanaa inuu Janada Fardowso ka waraabiyo kitaabkiisana midigta ka siiyo AAMMIINN.

Wakan Taariikhnololeedkii Marxuum Galaydh.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply