Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhagax-dhiga ceelbiyoodka Iskuulka Wax Ibar Walaal oo maanta ka dhacay magaalada Qardho, Puntland Somaliya.

Dhismaha iskuulka Wax Ibar Walaal ee magaalada Qardho ayaa lasoo gabogabeeyay waxaa maanta lagu kordhiyay Ceelbiyood markii la’arkay baahida iskuulka inaan lagu dabooli karin tabaruca ceelasha darisyada ama booyadeesi.

Jamaad Xuseen Fiin ayaa ugu tabarucday mashruucan ceelbiyoodka riiga ah lagu galinayo iskuulka kaasoo ay ka faa’ideesan doonaan dhamaan dadka ka agdhay iskuulka iyo ardayda iskuulka hadaba nala daawo sida ay u dhacday xaflada dhagax dhigu.

#Sawiro Hay’ada Jamaad Foundation ayaa ceel biyood ka dhagax-dhigtay magaalada Qardho. Qore: Maxamuud Nadif Shire

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply