Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Anaa Wax Cafiya waxna Iskaceliya Anagu Maxaabista Malayno Dr.Farduus Ibraahim

Laascaanood, August 29, 2023 Ka dib markii dad waxmagarata ahi ay ka biyo diideen habdhaqankii Bahda caafimaadka ee SSC Khaatumo danbiilayaasha lagu qabqabtay duulaankii Maamulka Somaaliland kusoo qaaday Maamulka Khatuumo ayaa waxaa Dr. Fardoowso Ibraahim dhambaal ay kaga jawaabaso eedeemahaa lagu eedeeyay bahda caafimaadka ee Laascaanood inay gargaar caafimaad siiyeen danbiilayaashaa ku soo adyadooday deegaanada SSC Khaatumo.

Daawasho Wacan.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply