Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » DIINTA

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Tartabka Quraanka ee Imaam Shaatibi oo sanadkiiba mar la qabto ayaa bari ka bilaami doona magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Tartanka ayaa waxaa magaaladan Boston ku matalaya Masjid Al-Rawda oo…

xiriirka u dhexeeya Ramadaanka iyo Qaswadii Wayneed ee Tabuuk by. Sh. Muuse Ashacari

xiriirka u dhexeeya Ramadaanka iyo Qaswadii Wayneed ee Tabuuk by. Sh. Muuse Ashacari

Iyada oo ay bisha barakaysan ee Ramadaan ay maraso maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa wadaadada dacwadu ku boorinayaan in dadka muslimiinta ahi ay maalkooda ku bixiyaan mashaariicda khayriga ah ee…

Qaariyada quraanka kariimka ah ee Soo koraya iyo salaada Taraawiixda wadanka Maraykanka

Qaariyada quraanka kariimka ah ee Soo koraya iyo salaada Taraawiixda wadanka Maraykanka

Dacwada islaamka ayaa la’daalaadhacasa in dadkii usoo qaxay qarbiga la baro dhaqankooda iyo diintooda balse dhalinta badankooda ayaa ku ababay uun inay bartaan jisaska hoose ee Quraanka Kariimka iyada oo…

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…

Taraawiixda iyo Masjid Alrowdaha Boston (Suurat Yuusuf) By Sh. Muuse Ashcari

Taraawiixda iyo Masjid Alrowdaha Boston (Suurat Yuusuf) By Sh. Muuse Ashcari

Suurada yuusuf ayaa ka sheekeenasa qisadii nabi Yuusuf sida magaceeduba ku xardhanyahay, balse waxa ka dhexmuuqda mucjisada quraanka waayo waxay u soo degtay sida ugu saraysa ee loo qoro maqaalada…

Doowo Xaflada Dib u Furida Madjid Al-Rawdaha Boston Dayactir Dabadeed

Doowo Xaflada Dib u Furida Madjid Al-Rawdaha Boston Dayactir Dabadeed

Xaflad diimeed lagu maamusayay furitaanka qaybta 1aad ee masjid Al-rowda ayaa maanta ka dhacday isla Masaajidkaa oo ku yaala magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Masaajidka oo Soomaalidu milkiyadiisa lawareegeen…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston April 27, 2018 by Sh Muuse Ashacari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston April 27, 2018 by Sh Muuse Ashacari

Qudbadii salaada Jimcaha ee magaalada Boston ayaa shalay lagu qabtay Masjid Alrowdaha magaalada oo dib u habayn ku socotay  sadexdii sitimaan ee tagay, tasoo dib loogu dhisay musalaha masjidka, Dugsi…

Qudbadii GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Qudbadii  GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Habeenimadii Sabtida ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Casho Sharaf ahayd Masjidka Al-Rowdaha Boston, xarladaa oo ahayd casho sharaf SAYPA u samaysay ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare. Hadaba waxaa lagu casuumay…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston by Sh. Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston by Sh. Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee wigii hore ayaa waxaa Masjid Alrowdaha Boston kasoo jeediyay Sheekh Muuse Ashcari Qudbada ayaa waxay ahayd sidii caadada ahad wiigagan Adaabta Salaada Jimcaha iyo Wakhtiyada ugu…

Maalintii 2aad ee Muctamarkii Masjid Al-Rowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Maalintii 2aad ee Muctamarkii Masjid Al-Rowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Tartamada muctamarka ka dhacay ayaa waxaa ka mid ahaa kadis ay dhalin da’doodu u dhaxayso sideed jir ilaa toban jir ay ku tartameen Aqriska Quraanka kariimka ah, Taariikhda iyo Afka…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Al-Rowdaha Boston (Sh. Cabdulaahi Ibraahim)

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Al-Rowdaha Boston (Sh. Cabdulaahi Ibraahim)

Qudbada ayaa ka hadlaysay xaaladaha ugu wanaagsan ee qof ku sugnaankaro tasoo ah inuu ilaahay kugu risaaqo afar shay sida ku cad xadiis laga wariyay Nabigaana Maxamed SCW.  1. Amaanada…

Announcement: The First Ever Mu’tamar by Alrowda Masjid will be Held Feb 17-18, 2018

Announcement: The First Ever Mu’tamar by Alrowda Masjid will be Held Feb 17-18, 2018

?????????? ?????????? ?????? ??????? ??????? Dear brothers & sisters, We are super !EXCITED to announce the first ever Mu’tamar by Alrowda Masjid. The Title: “Say this is My Way and…

Qudbadii salaada Jimcaha Rab-Awal 07, 1439H Nov 17, 2017 M Saacada Ducada La’aqbalo

Qudbadii salaada Jimcaha Rab-Awal 07, 1439H Nov 17, 2017 M Saacada Ducada La’aqbalo

Qudbada ayaa waxay ka hadlasay saacada ducada la’aqbalo maalinta Jimcaha. Soojeediye Sheekh Muuse Ashcari Daawo Ceegaag.com…

Qudbadii Jimcaha Oct 27, 2017, oo ka hadlasay Fadaa’isha Sadaqada By Sh Muuse Ashcari

Qudbadii Jimcaha Oct 27, 2017, oo ka hadlasay Fadaa’isha Sadaqada By Sh Muuse Ashcari

Masjika Soomaalida Boston Alrowda ayaa waxaa qudbadii jimcaha Oct 27, 2017 Booqday shabakadan Ceegaag oo soo min guurisay sidii ay u dhacday, hadaba nala daawada dadkii ay dhaaftay ama ku…

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray Muqdisho

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray  Muqdisho

Iyada oo dadyowga Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan aduunka daafihiisa ay bilaabeen banaan baxyo iyo lacag ururin aad u xoogan oo shaqsi shaqsi ama kooxkoox  loo wada hawl galayo siiba…

Qudbadii Salaada Jimcaha Aug 04,2017, oo ka hadlasay Fadaa’isha Maalinta Jimacaha By Sh Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha Aug 04,2017, oo ka hadlasay Fadaa’isha Maalinta Jimacaha By Sh Muuse Ashcari

Masjika Soomaalida Boston Alrowda ayaa waxaa qudbadii jimcaha Booqday shabakadan Ceegaag oo soo min guurisay sidii ay u dhacday, hadaba nala daawada dadkii ay dhaaftay ama ku tukaday masaajidada kale.…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjidul Rawdaha Boston, Sakaatul Fidrida, Waxaa Soo jeediyay Sh. Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjidul Rawdaha Boston, Sakaatul Fidrida, Waxaa Soo jeediyay  Sh. Muuse Ashcari

Iyada oo bishii Barakaysneed ee Ramadaan Soo gabogaboobaso ayaa waxaa fooda inagu soo haya Sadex waajibaad oo kala ah bixinta 1. Sakaatul Fidrida, 2. Oogida Salaada IID, iyo Tagbiirta Maalmaha…

Qudbadii Jimcaha June 16, 2017 Masjidul Rawda by Sheekh Muuse Ashcari

Qudbadii Jimcaha June 16, 2017 Masjidul Rawda by Sheekh Muuse Ashcari

Iyada oo la galay 10kii danbe ee laga baadhanayay habeenka Awooda u saaxiibka ah ayaa waxaan doorbidnay inaan idinla wadaagno Qudbadii Masjudul Rawdada Boston oo uu  qudbada ka akhriyay Sheekh…

Salaada Taraawiixda ee Masjudul Rawda Boston: Surat Daha – ???? ??

Salaada Taraawiixda ee Masjudul Rawda Boston: Surat Daha – ???? ??

Iyada oo ay hada fooda inagu soo hayo habeenkii u dhigmay kunka bilood ee Awooda u saaxiibka ahaa ayaa waxaan door bidnay inaad wakhtiga nagula qaadataan Surat Daha – oo uu…

Casharka 1aad ee Siirada Rasuulka SCW oo uu soo jeedinayo Sheekh Mustafe

Casharka 1aad ee Siirada Rasuulka SCW oo uu soo jeedinayo Sheekh Mustafe

Casharka Siirada oo uu horay u duubay Sheekh Mustafe Xaaji Xuseen ayaa shabakadu idiin soo gudbindoontaa iyada oo ay soo ifbaxeen Qolooyin Takfiir ah oo diinta Islaamka inay Badalaan saraawiisha…

Page 1 of 3123