Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray Muqdisho

Iyada oo dadyowga Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan aduunka daafihiisa ay bilaabeen banaan baxyo iyo lacag ururin aad u xoogan oo shaqsi shaqsi ama kooxkoox  loo wada hawl galayo siiba wadankan Maraykanka.

Ayaa Masaajidka Soomaalida ee Boston Al-Rawda  saladii Jimcaha ee wiigan lagu booriyay dadyowga Islaamka ah siiba Soomaalida inay isku kaalmeestaan oo meel uga soo wada jeestaan cadawga Gumaaday dadkooda iyo waliba inay dhaqaale xoogan ku bixiyaan gurmadka qaran ee ay dawlada Soomaaliya wado.

Waxaa qudbada soo jeediyay Sheekh Muuse Ashcari Daawo.
Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply