Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » CEEGAAG

Duqaymaha Madaacfiicda magaalo madaxdada SSC Laascaanood oo socota maalintii lixaad 02/10/2023.

Duqaymaha Madaacfiicda magaalo madaxdada SSC Laascaanood oo socota maalintii lixaad 02/10/2023.

Waa kuwan Qaar ka mid ah Madaafiicda dadka Reer Laascaanood lala dhacay . Meel walba oo madhfac ku dhacay halasoo ururiyo Rasaasta ay adressant aya Bidhaan Media hakusoo hagaajiyeen. Xuquuqda…

Qoryaha lidka Diyaaradaha oo Hoos Loogu Dhigay Shacabka Laascaanood 02/09/2023

Qoryaha lidka Diyaaradaha oo Hoos Loogu Dhigay Shacabka Laascaanood 02/09/2023

Warbixin Koobaysa Duqaymaha Ay Jabhada Argagaxisada Muuse Biixi Ka Gaysatay magaalada Laascaanood. 80 Jir ku wax yoolawday duqaymaha maleeshiyaadka muuse biixi ka wadaan Laascaanood magaalo madaxda SSC.…

Hobiyaashii oo wali ku hoobanaya Laascaanood Maalintii 3aad Feb 08, 2023

Hobiyaashii oo wali ku hoobanaya Laascaanood Maalintii 3aad Feb 08, 2023

Sida aad aragtaan meel aan la duqayn ama ay duqayntu ka caagan tahay majirto. waxaa magaalada madaafiicda loola dhacay sidii garbo siman. Xuquuqda sawirada waxaa iska leh Afnugaal Media Bidhaan…

Xasuuqa Laascaanood Maalintii 2aad Feb 07, 2023

Xasuuqa Laascaanood Maalintii 2aad Feb 07, 2023

Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Afnugaal Media Bidhaan Media DarwiishTV We Report. You Decide.…

Daawo Hubka lagu Duqaynayo Laascaanood Maalintii 1aad February 06, 2023?

Daawo Hubka lagu Duqaynayo Laascaanood Maalintii 1aad February 06, 2023?

Maalintii 1aad February 06, 2023 Ceegaag.com ‘We Report. You Decide’. FOX…

Warmurtiyeedka Shirkii Maamulka Khaatumo ee kusoo gabagaboobay Jigjiga.

Warmurtiyeedka Shirkii Maamulka Khaatumo ee kusoo gabagaboobay Jigjiga.

Jigjiga: Jamadul Al-Awal 22, 1444 H. oo ku aadan Dec 16, 2022 Miilaadiga: Ayaa waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Soomaali Galbeed kusoo gabo gaboobay shir uga socday Gollaha Issimada, siyaasiyiinta,…

Aas Aasihii Dugdiga Hoose Dhexe iyo Sareba ee Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo oo Illahay Hanuunka Haleelsiiyay.

Aas Aasihii Dugdiga Hoose Dhexe iyo Sareba ee Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo oo Illahay Hanuunka Haleelsiiyay.

Waxaa Maanta masjidjaamaca magaalada Boston oo uu imaam ka yahay Cabdulqaadir Barbaraawi oo reer Burco ah. Dib ugu soo noqday diinta Islaamka Aas Aasihii Aboorso Jonathan Starr. Waxaa shahaada u…

Jamaadeey ku soo dhawoow Soomaaliya

Jamaadeey ku soo dhawoow Soomaaliya

Jamaad waa gabar Soomaaliyeed, waana gabar Reer Puntland ah oo u timid in ay ka qeyb qaadato waxbaridda carruurta agoonta ah, iyada oo fureysa iskuul gaar u ah carruurta agoonta…

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya BXC-Jamaal oo Booqashadiisa Maraykanka ka bilaabi doona Boston. Khamiista Nov 18, 2021

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya BXC-Jamaal oo Booqashadiisa Maraykanka ka bilaabi doona Boston. Khamiista Nov 18, 2021

Iyada oo ay haatan dardar gashay doorashada Soomaaliya siiba tan aqalka hoose tii aqalka sarena lasoo gunaanaday ayaa waxaa iyana bilowday dhaqdhaqaaqa musharaxiinta jagada madaxwaynenimo. Bashiir Xaaji Cali(Jamaal) oo kamida…

FE Exam

FE Exam

Fundamentals of Engineering (FE) CIVIL CBT Exam Specifications Effective Beginning with the July 2020 Examinations • The FE exam is a computer-based test (CBT). It is closed book with an…

Daawo: Xafladii uu musharaxnimadiisa Madaxwaynonimada Soomaaliya uga dhawaaqay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Daawo: Xafladii uu musharaxnimadiisa Madaxwaynonimada Soomaaliya uga dhawaaqay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Anigoo  ah Bashir Xaaji Cali (Jamaal) ahna muwaadin Soomaaliyeed waxaan go’aansaday in aan u tartamo jagada doorashada madaxwaynaha Jumhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ka dib markii aan garawsaday in wakhtigan lagu…

Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” Madaxwaynaha Soo socda ee Soomaaliya oo dhawaan ku dhawaaqi doona Musharaxnimadiisa.

Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” oo ah shaqsi u shaqeenayay umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dib u dajinta wadanka Canada u yimid ayaa waxa uu u sharaxan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya taasoo…

Abdi X Cali Cilmi( Abdiriigle) oo Casuumaad Balaadhan iyo soo dhawayn u sameeye Ergooyinkii Nabadayta ee Ceegaag ku sugan.

Abdi X Cali Cilmi( Abdiriigle) oo Casuumaad Balaadhan iyo soo dhawayn u sameeye Ergooyinkii Nabadayta ee Ceegaag ku sugan.

‘Abdi Xaaji Cali Cilmi oo Kamid ah Waxgaradka Degmada Ceegaag ayaa soo dhawayn Balaadhan iyo Casuumaad Maanta ugu sameeye Magaalada Ceegaag Gaar ahaan Magaaladiisa uu Degan yahay Ergooyinkii Nabadeed ee…

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…

Bayaan Kasoo Baxey Golaha Guurtida Ee Khaatumo State

Bayaan Kasoo Baxey Golaha Guurtida Ee Khaatumo State

Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya Golaha Guurtida Qoraal ka soo baxay: January 21, 2018 Waxaa la joogaa waqtigii Xoraynta iyo Aaya ka tashiga Gobollada SSC (Khaatumo) Ismiidaamintii aan loo meel…

Hooyo/Ayeeyo/Abooto: Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed oo ku geeryootay Magaalada Ceegaag

Hooyo/Ayeeyo/Abooto: Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed oo ku geeryootay Magaalada Ceegaag

Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina  Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda…

URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY 29 QOYS OO HAYA …

URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY  29 QOYS OO HAYA …

URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY  29 QOYS OO HAYA … Ururka Ceegaag  Community Acation oo xarumo kala duwan kuleh wadanka gudahiisa iyo dibadisa ayaa raashin deeq…

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyada Aroos oo loo dirayo C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag. Tahniyada waxaa dirayaa dhamaan ehelka caruuska iyo caruusada  oo kala jooga…

Daawo Sawirada sidii looga ciiday Ceegaag

Daawo Sawirada sidii looga ciiday Ceegaag

Iyada oo maanta caalamka si isku mida looga wada ciiday ciidii Soonfureed ayaa si wayn looga ciiday Magaalada Ceegaag. Daawo Sawiradan oo xuquuqdooda leeyahy wariye Cali Dhegjar Ceegaagcom…

Mashruuca Lagu tabaabarayo Beeralayda oo Ceegaag laga hirgaliyay

Mashruuca Lagu tabaabarayo Beeralayda oo Ceegaag laga hirgaliyay

Waxaa Magaalada Ceegaag Laga hirgaliyay Mashruuc dadka deegaanka ee daneenaya inay gaadhaan isku filnaasho xaga nolasha ah loogu tababaryo sidii iyo habkii ay wax u beeran lahaayeen iyo waliba waxa…

Page 1 of 212