Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » CEEGAAG (Page 2)

Cuqaasha Ceegaag oo shirjaraa’id oo ay kaga hadlayaan xalinta Dilkii Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule loogu gaystay Oog meesha uu marayo saxaafada usoo bandhigay iyaga oo dhinaca kale ka jawaabay codsi uga yimid salaadiinta Oog iyo kuwa beelwaynta Isaaq

Dilkii November 02, 2012 abaarihii 3:00 habeenimo loogu gaystay Tuulada Oog  Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule oo ay salaadiinta deegaanku siiba kuwa dhibka gaystay in badan saxaafada kusoo bandhigeen meesha…

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Degmada Ceegaag ayaa haatan Waxaa si Xawli ah uga socda Mashaariico farabadan oo dadka deegaanka iyo Waliba Qurba joogta  ay deegaankaasi ka Wadaan oo degmadaasi haatan laga dareemayo, Geesta kale…

Ogaysiin ku socata Websiteyada Kalshaale iyo Boocame

Ogaysiin ku socata Websiteyada Kalshaale iyo Boocame

Waxaanu anaga oo tixgalin aada u hayna warbaahinta Boocame iyo Kalshaale  u sheeganaa in silsilada Garnaqsi ay horay u jirtay  Sida tii GUBA oo aan magaca isla sidiisa loo qaadan…

Ceegaag Urbanization Project Unveiled

Ceegaag Urbanization Project Unveiled

After two successful water weld project the city of Ceegaag is ready to be urbanize, I am excited to report the  announcement of up coming extensive infrastructure and urbanization plans.…

Munaasabad xadhiga lagaga jaray xarun Caafimaad oo ka dhacdey degmada Ceegaag.

Munaasibad xadhiga lagaga jarayey xarun caafimaad MCH ka degmada Ceegaag ee gobolka cayn, Ayaa maanta ka dhacdey degmadaas ceegaag. Daawo Universal TV Daawo Somalichanel Munaasibadan oo ahayd mid ay kasoo…

Page 2 of 212