Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Degmada Ceegaag ayaa haatan Waxaa si Xawli ah uga socda Mashaariico farabadan oo dadka deegaanka iyo Waliba Qurba joogta  ay deegaankaasi ka Wadaan oo degmadaasi haatan laga dareemayo, Geesta kale Waxaa Degmada Ceegaag gaadhay Wafti Balaadhan oo ka kala socda Gobobolka Sool iyo Cayn oo isagu Jira Culumo, Gudoomiyaasha Jaamacadaha Ganacsato iyo Masuuliyiin kale.

Ujeeda Safarkaasi Waftiga ayaana La Xiriita inay u Guul galaan Masaajid Wayn oo degmada Ceegaag laga Wado oo ay ku deeqeen Dhaqaalaha ku Baxaya Qayb ahaan Mashaa’ikhn Sacuudiyaan ah oo dhaqaalahaasi u soo Wakiisha Cali Diiriyey Gamaadiid( Cali Shaash) oo ka soo Jeeda Gobolka Cayn kuna Nool Wadanka Sacuudiga Waxana Culumadani haatan ku Baaqayaan in la soo Bixiyo inta ka hadhsan Dhismaha Misaajidka Waxaana Fariin loo Dirayaa Guud ahaanba Walaalaha Islamka ah iyo Waliba Qurba Joogta Gobolka Cayn gaar ahaan Degmada Ceegaag.
Warbixin La Xiriirta Degmada Ceegaag iyo Waliba Dhismaha Misaajidkaasi Waxaanu idiin soo Diraarisay Shabada Wararka Caalamiga ah ee CEEGAAG.COM Vidogaasi oo Ceegaag.com ka Bogo..

CaliDhegjar
Buuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag