Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka SSC Khaatumo oo ka caydhiyay ciidanka Maamulka Somaliland deegaanada uu ka arimiyo

Laascaanood, Soomaaliya August 25, 2023. Kadib 15 sano 10 bilood iyo toban maalmood Maamulka deegaanada SSC Khaatumo ayaa ka caydhiyay deegaanada hoos yimaada dhamaanba ciidamada Maamulka Somaliland.

Dagaal la qorsheenayay ilaa intii hogaan mideesan loo sameeyay deegaanadan ayaa saaka ka bilowday agaga ku hareereesanaa saldhiga Gooje-Cade oo ay si rasmi ah u deganaayeen ciidamada Somaliland dagaal socday mudo labo saacadooda ayaa ay u sooro gashay coodamada Maamulka SSC Khaatumo inay la wareegaab saldhigan taasoo soo af jartay in ciidamada Somaliland kusii sugnaadaan deegaanada maamulka SSC Khaatumo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply