Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60ka: Axmed Cawad Cashara oo ku daah rogay dadka bahdilaya Soomaaliya

Ceegaag. Oct 21, 2015 Boston. Axmed Cawad Casharo ayaa marti ku ahaa madasha faaqidaada siyaasada Soomaalida isaga oo daaha ka rogay waxyaabahii keenay burburkii Soomaaliya, Siyaasad la’aanta Dawlada Soomaaliya, Jalaafooyinka ay cadawga Soomaaliya ku turutureenayaan, iyo maamul u samaynta gobolada Sool, Sanaad, Cayn iyo Haylaan.

Dhagayso waraydiga……… Axmed Cawad Cashara oo marti ku ahaa madasha 60ka 10-20-2015

Su’aalaha waxaa ka mid ahaa

1. Badalaada Calanka Soomaaliya

2. Barnaamijka U istaag Soomaaliya

3. Samaynta maamulka Khaatumo iyo Maakhir.

4. Siyaasada Dawlada Dhexe ee Soomaalia

Xuseen Fiin

Booston, USA

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Madasha 60ka: Axmed Cawad Cashara oo ku daah rogay dadka bahdilaya Soomaaliya

  1. Pingback: Tacsi: Xildhibaan Marxuum Ahmed Cawad Casharo oo magaalada Toronto ee wadanka Kanada ku geeriyooday |

Leave a Reply