Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Udabaaldaga Dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida ee magaalada Boston oo ay soo Agaasintay SAYPA, August 13, 2023. Daawo

Waxaa Magaalada Boston ee carigan Maraykanka lagu qabtay xaflad lagu wayneenayay dhaqanka iyo hidaha soo jireenka ah ee Soomaaliya. Xafladan oo ay soo agaasimeen uruka dhalinta iyo waalidiinta ee ka dhisan magaalada Boston oo loo garan ogyahay Somali American Youth Parent Association SAYPA.

Maalinnimadii Axada ayaa dadka Soomaalida ahi isugu yimaadeen garoonka kubada kolayga ee JJ Park halkaa oo ay da’yarta Soomaaliyeed kusoo bandhigeen ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka sida Shiribka, Dhaantada, iyo Jaandheerta.

Halkan ka daawo Xafladaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply