Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abdi X Cali Cilmi( Abdiriigle) oo Casuumaad Balaadhan iyo soo dhawayn u sameeye Ergooyinkii Nabadayta ee Ceegaag ku sugan.

‘Abdi Xaaji Cali Cilmi oo Kamid ah Waxgaradka Degmada Ceegaag ayaa soo dhawayn Balaadhan iyo Casuumaad Maanta ugu sameeye Magaalada Ceegaag Gaar ahaan Magaaladiisa uu Degan yahay Ergooyinkii Nabadeed ee haatan ku sugan Degmada Ceegaag.

Kulankaasi Casuumaada ah iyo soo dhawaynya Ayaa Abdi Xaaji Cali u sheegay Ergada Nabadayta ee Garaad Jamac Garaad Cali Hogaaminayo inuu soo dhawaynayo dadaalka nabadeed ee ergooyinku Ceegaag u joogaan.

Abdi Xaaji Cali Cilmi oo Talefoonka aan kula Xiriiray ayaa ii sheegay inuu aad uga xun yahay dagaalkii ka dhacay degmada Horufadhi kuna tilmaamay mid aan loo baahnahay oo gacmo kale ka shaqeeyeen.

Waxaana uu inaasi ku daray Abdi Xaaji Cali in loo baahan yahay in guud ahaan laga shaqeeyo nabad galiyada beelaha walaala ah, isla markaana laga waan toobo colaada soo laab laabatay xiligan.’

Cali Dhegjar.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply