Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” Madaxwaynaha Soo socda ee Soomaaliya oo dhawaan ku dhawaaqi doona Musharaxnimadiisa.

Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” oo ah shaqsi u shaqeenayay umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dib u dajinta wadanka Canada u yimid ayaa waxa uu u sharaxan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya taasoo ka turjumasa in Soomaaliya ay cagta saartay wadadii cadayd ee horumarka iyo isku tashiga.

Aqoonyahanada umada sida daacada ah ugu shaqeenaya sida Jamaal oo noloshiisa intii uu hano qaaday aan iskii u shaqaysan balse u shaqeenayay shacabka Soomaaliyeed wax qabadkiisana aan lagu soo koobi karin maqaal qudha ayaanu idiin soo gudbin doonaa wax yaabihii uu ka qabtay dib udajinta dadka Soomaaliyeed ee wadanka Canada iyo mashaariicdii ay haayadiisa SCERDO ka fulisay Soomaaliya gudaheedaba.

Tafatiraha

Xuseen Fiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply