Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya BXC-Jamaal oo Booqashadiisa Maraykanka ka bilaabi doona Boston. Khamiista Nov 18, 2021

Iyada oo ay haatan dardar gashay doorashada Soomaaliya siiba tan aqalka hoose tii aqalka sarena lasoo gunaanaday ayaa waxaa iyana bilowday dhaqdhaqaaqa musharaxiinta jagada madaxwaynenimo.

Bashiir Xaaji Cali(Jamaal) oo kamida mushariixiinta ugu cadcad sanadkan doorasha madexwaynenimo ee Soomaaliya ayaa waxa uu bilaabay safar olole ah oo uu kulasii kulmayo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika isaga oo kasoo laabtay dalkii hooyo.

Ilo wareedyo ku dhawdhaw musharaxa ayaa noo xaqiijiyay inuu socdaalkiisa ka bilaabayo magaalada Boston ee carigan Maraykanka. Iyada oo jaaliyadu u diyaar garoobaso soo dhaweentiisa waxaana xaflad balaadhan loogu qaban doonaa hoteelka Marriot Residence Inn ee xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Raxbury.

Residence Inn Boston Downtown/South End

2001 Washington Street

Roxbury, Massachusetts 02119 USA

Taariikhdu waa Nov 18, 2021 saacaduna waa 6:00PM ilaa 10:00PM

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply