Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyada Aroos oo loo dirayo C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag. Tahniyada waxaa dirayaa dhamaan ehelka caruuska iyo caruusada  oo kala jooga Ceegaag, Buuhoodle, Burco, Laascaanood, Abu Dhabi, London, Boston USA, Virginia, USA, Ohio USA iyo Canada.
Anaga ooah Bahda Ceegaag waxaan kula dardaarmanaa Caruuska iyo Caruusada  ducadii Nebi Muxammad (NNKH): Eebbe ha idin barwaaqeeyo (dunidan iyo Aakhiraba), ha idinkana yeelo kuwii khayr iyo wanaag isku dhaqa. Gacal iyo sokeeyaba, guurkiina lagu farax!
Ceegaagcom

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply