Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hooyo/Ayeeyo/Abooto: Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed oo ku geeryootay Magaalada Ceegaag

Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina  Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda miilaadiga, waxa ayna kusoo barbaartay Hawdka gobolka Togdheer ee Buuhoodle. Waxay ifka kaga tagtay Caruurtii ay dhashay kuwa aysii dhaleen iyo kuwii lasii dhalay kuwaydhaleen tafiir gaadhasa 110 qof.

Waxaan ILLAAHAY UGA BARYANAA INUU JANADII FARDOOWSO KA WARAABIYO AAMINA QOYSKII IYO QARAABADIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN.

Buuga tacsidu waa furan yahay kusoo Dir xaqsooc@yahoo.com

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply