Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

xiriirka u dhexeeya Ramadaanka iyo Qaswadii Wayneed ee Tabuuk by. Sh. Muuse Ashacari

Iyada oo ay bisha barakaysan ee Ramadaan ay maraso maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa wadaadada dacwadu ku boorinayaan in dadka muslimiinta ahi ay maalkooda ku bixiyaan mashaariicda khayriga ah ee ka socda dunida daafaheeda.

Hadaba magaalada Boston ee carigan Maraykanka oo uu qabyo ka yahay masaajidkooda Alrowda ayaa waxaa sheekha magaalada Sh. Muuse Ashcari ku tirtirsiiyay inay dadku isku tashadaan waxna wada qabsadaan aanana laga caajisin sadaqada loo la baxayo hor ILLAAHH.

Daawo..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply