Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Casharka 1aad ee Siirada Rasuulka SCW oo uu soo jeedinayo Sheekh Mustafe

Casharka Siirada oo uu horay u duubay Sheekh Mustafe Xaaji Xuseen ayaa shabakadu idiin soo gudbindoontaa iyada oo ay soo ifbaxeen Qolooyin Takfiir ah oo diinta Islaamka inay Badalaan saraawiisha usoo gaabsaday.

Hadaba waxaan door bidnay inaanu idiinsoo gudbino casharada Taariikhda diinta Islaamka siiba Ma’shaa’ikhda la hubo Caqiidadooda. Shaqsi walba waxaa wajibaad ka saaran yahay inuu barto waxa uu ku cibaadeesan lahaa iyo sida uu u cibaadaasan lahaa oo ku salaysan Sunada Rasuulkeena Muxamed NNKH  si’aan khuraafaad been ah diin  laaga dhigin si loo gaado ka dibna loo gato isga iyo ayaahiisaba.

Dhagayso Siirada Nabiga SCW Cashirka 1aad Soojeediyaha Sh Mustafa X Ismaaciil

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply