Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qudbadii GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Habeenimadii Sabtida ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Casho Sharaf ahayd Masjidka Al-Rowdaha Boston, xarladaa oo ahayd casho sharaf SAYPA u samaysay ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare.

Hadaba waxaa lagu casuumay xafladaa Sheekh Muuse Ashcari si uu uga soo jeediyo Qudbad khusaysa mowduuca laga hadlayay ee ah in gabadha Soomaaliyeed u doonantahay wiil Soomaaliyeed sidoo kalena Wiilka Soomaaliyeed u doonan yahay Gabar Soomaaliyeed.

Hadaba nala daawada Qudbadaa iyo waliba Su’aal Khusaysa Doorka Culumada oo La waydiiyay Sheekha.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply