Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Tartabka Quraanka ee Imaam Shaatibi oo sanadkiiba mar la qabto ayaa bari ka bilaami doona magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Tartanka ayaa waxaa magaaladan Boston ku matalaya Masjid Al-Rawda oo ay u safan yihiin labada Qaari ee da’da yar Suhayb Jamaal iyo Cilmi Cabdiraxmaan.

Bal daawo qaarinimadooda salaadii taraawiixda ee bishii barakaysnayd Ramadaan.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply