Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaariyada quraanka kariimka ah ee Soo koraya iyo salaada Taraawiixda wadanka Maraykanka

Dacwada islaamka ayaa la’daalaadhacasa in dadkii usoo qaxay qarbiga la baro dhaqankooda iyo diintooda balse dhalinta badankooda ayaa ku ababay uun inay bartaan jisaska hoose ee Quraanka Kariimka iyada oo waliba aysan ardaydu badanaa xafid saneen Quraanka.

Ilaahow ubadka nookori ‘Saado Cali Warsame’

Hadaba waxaa aad isku badalay habdhaqankaa sanadadii ka danbeeyay 2015kii iyo waliba markii uu tartanka Quraanka ee dunida uu ku guulaystay Axmed Burhaan Maxamed bishii June ee 2018kii

Axmed ayaa isagu quraanka lagu xafid siiyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota tasoo tartan xoogleh galisay ardaydii, waakidiintii iyo waliba barayaashii inay la’tartamaan gobolkaa ay Soomaalidu aadka u degan tahay.

Magaalada Boston ee carigan Maraykanka Masaajid ay Soomaalida ka yagleeshay dhawrsanadood ka hor Masjidka Alrowda ayaa durdaba soo saaray dhalinyaro la rajeenayo inay ka qayb qaataan tartamada wadanka Maraykanka gudihiisa iyo dibadiisaba hadaba laba kamida dhalintaa Suhayb Jamaal iyo Cilmi Cabdiraxmaan oo dadka tujinaya salaadii Taraawiixda sanadkan nala daawada una duceeya ileen waad soomantihiina in ilaahay barkeeyo ubadkeena meelkasta oo ay joogaan.

Ramadaan 25keedii

Suhayb Jamaal, Juzka 25aad Suurad Fusilad 41 aayada 47aad ilaa iyo Suurad AzZukhruf 43 aayada 23aad
Cilmi Cabdiraxmaan,Juzka 25aad Suurad AzZukhruf 43 aayada 24aad ilaa iyo Suurad AlJathiya 45aayada 37aad

Ramadaan 24keedii

Suhayb Jamaal, Juzka 24aad Suurad Qaafir 40 aayada 41aad ilaa iyo Suurad Fusilad 41 aayada 8aad
Cilmi Cabdiraxmaan,Juzka 24aad Suurad Fusilad 41 aayada 9aad ilaa iyo Suurad Fusilad 41 aayada 46aad

Ramadaan 23keedii

Suhayb Jamaal,Juzka 23aad Suurad Yaasiin 36 aayada 28aad ilaa iyo Suurad As-Saafaat 37 aayada 144aad
Cilmi C/Raxman, Juzka 23 Suurad As-Saafaat 37 aayada 145aad ilaa iyo Suurad Az-Zumur 39 aayada 31aad

Ramadaan 22keedii

Arday: Cilmi Cabdiraxmaan, Juzka 22aad Suurad Al-Axzaab 33 aayada 31aad ilaa iyo Saba’ 34 aayada 23aad (Masjid Alrowdaha Boston)
Arday: Suhayb Jamaal, Juzka 22aad Suurad Saba’34 aayada 24aad ilaa iyo Suurad Yaasiin 36 aayada 27aad (Masjid Alrowdaha Boston)


Ramadaan 21keedii

Arday: Suhayb Jamaal,Juzka 21aad Suurada (29) Al-Cankabuut ayaada 46aad ilaa iyo Suurad Luqmaan(31) aayada 21aad(Masjid Alrowdaha Boston)
Arday: Cilmi Cabdiraxmaan,Juzka 21aad Luqmaan(31) aayada 22aad ilaa iyo Suurad Al-Axzaab(33) aayada 30aad(Masjid Alrowdaha Boston)

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply