Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » TACSI (Page 6)

Culumada Diinta ee Buuhoodle oo ka Hadlay Dilkii Shiikh Cabdi Qaadir Nuur faarax Tacsina u diray Eheladii uu ka Geeriyooday

Culumada Diinta ee Buuhoodle oo ka Hadlay Dilkii Shiikh Cabdi Qaadir Nuur faarax Tacsina u diray Eheladii uu ka Geeriyooday

Culumada Diinta ee Gobolka Cayn ayaa Waxa lagu Xumaado ku Tilmaamay Dilkii Magaalada Garowe loogu gaystay Maalintii Shalayto Shiikh C/qaadir Nuur faarax oo kamid ahaa Culumada ugu Caansan Dalka Somalia gaar…

Kalmadihii Culimada Soomaaliyeed ka jeediyeen Aaskii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax

Kalmadihii Culimada Soomaaliyeed ka jeediyeen Aaskii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax

Iyada oo maanta lagu aasay magaalada Garoowe Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax ayaa waxaan idiin soo gudbinanaa qudbadihii ay aaska ka jeediyeen mashaa’ikhdii ka kala timid dalka intiisa kale si ay…

Mashaa’ikhda, Macalimiinta iyo Maamulka masjudul Taqwa Boston oo tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdiqaadir Nuur Faarax

Mashaa’ikhda, Macalimiinta iyo Maamulka masjudul Taqwa Boston oo tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdiqaadir Nuur Faarax

Dhamaan ardayda, waalidiinta, macalimiinta, iyo mashaa’ikhda masjidka Soomaalida ee Boston Masjidul Taqwaa ayaa tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii Sheekhunaa Cabdulqaadir Nuur Faarax oo gacan ka xaqdiran ku dishay magaalada…

Tacsi Tiiraanyo leh oo dhaamaan shaqaalaha iyo Maamulka Ceegaag.com u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax iyo umada Soomaaliyeed

Tacsi Tiiraanyo leh oo dhaamaan shaqaalaha iyo Maamulka Ceegaag.com u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax  iyo umada Soomaaliyeed

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun. Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Ceegaag.com waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax. Sheekha ayaa gacan ka xaqdaran ku dishay Salaadii Casar…

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Suldaan Cabdi Cali Sokor oo ku geeryooday Kismaayo

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Suldaan Cabdi Cali Sokor oo ku geeryooday Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa ka socanaya qabanaabada loogu diyaar garoobayo aas la doonayo in maanta halkaasi loogu sameeyo Suladaan ka mid ahaa salaadiinti Ansixisay Dastuurka…

Tacsi ku socata Qoyska iyo qaraabada Xasan Daahir Afqudhac

Tacsi ku socata Qoyska iyo qaraabada Xasan Daahir Afqudhac

Inaalilahi waa inaa ileehi rajacuun geeridu waa xaq, Jaaliyadda reer Puntland iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaanu tacsi uga diranaa geerida xaqa ah ee ku timid Marxuun Xasan Daahir Afqudhac, oo…

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun: Aamina marqaan oo ku geeryootay wadanka Belgium

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun: Aamina marqaan oo ku geeryootay wadanka Belgium

Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Xuseen Axmed Cali (Dabagooye) iyo caruurtiisa anaga oo  uga tacsiyadeenana geerida ku timid xaaskiisii Marxuumad Aamina Maxamuud Cabdi (Marqaan) oo…

TACSI: Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} lagu dilay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012

TACSI: Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} lagu dilay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012

Tacsi Annaga oo ah Axmed Xaaji Maxamed Dheglaw iyo Maxamuud Xaaji Maxamed Dheglaw oo dalka Kuwait deggan iyo dhammaan reer Xaaji Maxamed Dheglaw meel kasta oo ay adduunka ka joogaan waxaanu ka…

Mohamed Mohamud Khaawi oo ku geeriyoodey magaalada Orlando ee dalka Mareykanka.

Mohamed Mohamud Khaawi oo ku geeriyoodey magaalada Orlando ee dalka Mareykanka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka Allaha u naxariistee Mohamed Mohamud Khaawi oo si weyn looga …

Maxamuud Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor oo Lagu dilay Magaalada Oog.

Maxamuud  Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor oo Lagu dilay Magaalada Oog.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Oog ayaa sheegaya in si ula kaca loogu dilay magaalada Oog Maxamuud  Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor. Wararka ayaa sheegaya nin kasoo…

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Cawo Saleebaan Guray oo ku Geeryootay London

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Cawo Saleebaan Guray oo ku Geeryootay London

Waxaanu tacsi u diraynaa reer ibraahim samatar iyo reer saleebaan guray geerida ku timid marxuumad Cawo Saleebaan Guray oo ku geeriyootay magaalada London jimcihii bisha October ahayd 19, 2012.  Tacsida…

Tacsi ku socota Ilmo Khaliif X. Faarax iyo Reer Cali Dheeg.

Tacsi ku socota Ilmo Khaliif X. Faarax iyo Reer Cali Dheeg.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Golbolka Virginia ku Geeriyootay Xaawo cali Dheeg Hadaba  dhamaan dadka hoos ku qoran ayaa Waxay tacsi udirayaan Ilmo Khaliif Xaaji faarax iyo Reer Cali Dheeg geeridii ku timid maxuumad Xaawo Cali Dheeg oo shalay ku xijaabatay gobolka Virginia ee dalka mareykanka. Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumada, Ilmo Khaliif Xaaji Faarax iyo Reer Cali Dheegna-na samir iyo iimaan ALLE ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin Waxaa tacsidan diraya Mohamud Mohamed Ali Ayax iyo xaaskiisa Jamaal Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa Xaaji Cali wadaad iyo xaaskiisa Ciise Xaaji Ismaaciil Maxamed Muuse Ismaciil (Buuni) Saynab Abdi Kilin…

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: Xaawo Cali Dheeg oo ku geeriyootay Virginia.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: Xaawo Cali Dheeg oo ku geeriyootay Virginia.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa ku geeriyootay gobolka Virginia ee dalka mareykanka Allaha u naxariistee Xaawo Cali Dheeg  Waxaan Marxuumada  ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistiisa…

Tacsi: Marxuun C/Laahi Aw-Xuseen Caynaanshe Cige

Tacsi: Marxuun C/Laahi Aw-Xuseen Caynaanshe Cige

Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun. Marxuun C/Laahi Aw-Xuseen Caynaanshe oo Ku geeryooday Jaabuuti. Waxaan tacsi halkan uga direynaa dhammaan qaraabada iyo asxaabtii uu ka geeryooday Alle naxariistii janno ha…