Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxamuud Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor oo Lagu dilay Magaalada Oog.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Oog ayaa sheegaya in si ula kaca loogu dilay magaalada Oog Maxamuud  Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor. Wararka ayaa sheegaya nin kasoo jeeda deegaanka Oog uu si badheedh ah ugu toogtay iyaga oo fadhiya Hodheel ay ka dalbadeen Raashin. Wixii war ah ee ka soo kordha  dhacdada DILKAN kala soco saacadaha soo socda Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag