Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi ku socota Ilmo Khaliif X. Faarax iyo Reer Cali Dheeg.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Golbolka Virginia

ku Geeriyootay Xaawo cali Dheeg Hadaba  dhamaan dadka hoos ku qoran

ayaa Waxay tacsi udirayaan Ilmo Khaliif Xaaji faarax iyo Reer Cali Dheeg geeridii

ku timid maxuumad Xaawo Cali Dheeg oo shalay ku xijaabatay

gobolka Virginia ee dalka mareykanka. Waxaan Alle uga baryaynaa in

janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumada, Ilmo Khaliif Xaaji Faarax

iyo Reer Cali Dheegna-na samir iyo iimaan

ALLE ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin

Waxaa tacsidan diraya

Mohamud Mohamed Ali Ayax iyo xaaskiisa

Jamaal Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa

Xaaji Cali wadaad iyo xaaskiisa

Ciise Xaaji Ismaaciil

Maxamed Muuse Ismaciil (Buuni)

Saynab Abdi Kilin

Liibaan Max’ed X. Cali

Khaalid Saalax Maxamed Lacle

C/nuur Saalax Maxamed Lacle

Maxamed C/laahi Axmed (Ina Qoorleex)

Faisal Cabdi Kilin

C/fataax Maxamed Cabdi Kilin

Maxamed Ciise Ismaaciil

Caynaashe Cabdirahman

Cabdi Farrax Istadh

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag