Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Marxuun C/Laahi Aw-Xuseen Caynaanshe Cige

Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun. Marxuun C/Laahi Aw-Xuseen Caynaanshe oo Ku geeryooday Jaabuuti.

Waxaan tacsi halkan uga direynaa dhammaan qaraabada iyo asxaabtii uu ka geeryooday Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee C/Laahi Aw-Xuseen Caynaashe Cige oo ku geeriyooday maanta oo bishu tahay 9/8/2012 magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti. Waxaan si gaar ah tacsi u gaarsiinaynaa xaaskii marxuumka, Xaali Xasan iyo caruurtiisii ilma C/Laahi Aw-Xuseen meel kasta oo ay joogaan. Waxaannu leenahay samir iyo iimaan Ilaahay ha idin ka siiyo geeridaa xaqa ah, marxuumkana janadii Firdowsa ALLE ha ka waraabiyo—AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.

Waxaa tacsi gaar ah halkan ka diraya dadka kala ah:

Xalwo Aw-Aadan Magan,

Luul Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda Ilma Fiin Xaaji Cali,

Tubeec Yuusuf Cabdi xaaskiisa Xaali Muuse Ismail iyo carruurtooda.

Dr. Faysal C/Laahi Warfaa iyo marwadiisa Drs. Fardawsa Axmed Suldaan iyo carruurtooda.

Axmed Suldaan Seed xaaskiisa Deeqa Xuseen iyo carruurtooda

Cilmi Suldaan Seed, xaaskiisa Aamina iyo carruurtooda

C/raxmaan Daahir Dirir Xaaskiisa Saynab Axmed Suldaan, iyo caruurtooda,

Sahra Axmed Suldaan iyo caruurteeda Ilmo Cawil Maxamed Warsame,

Daahir Suldaan Seed iyo xaaskiisa

Ilmo Cabdi Suldaan

Ilmo Muxumad Suldaan iyo dhamaan Reer Suldaan Seed,

Waxaan leenahay annagoo ah bahda Ceegaag Online Samir iyo iimaan ilaahay ha inaga siiyo geerida xaqa ah ee ku timid Marxuum C/Laahi Aw-Xuseen.

Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag