Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mohamed Mohamud Khaawi oo ku geeriyoodey magaalada Orlando ee dalka Mareykanka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka Allaha u naxariistee Mohamed Mohamud Khaawi oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya.

Dhamaan maamulka iyo howlwadeenada Shabakada Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya eheladii gaar ahaan caruurtii uu ka geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Mohamed Mohamud Khaawi waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo

Aamiiin.Aamiin. Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag