Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Culumada Diinta ee Buuhoodle oo ka Hadlay Dilkii Shiikh Cabdi Qaadir Nuur faarax Tacsina u diray Eheladii uu ka Geeriyooday

Culumada Diinta ee Gobolka Cayn ayaa Waxa lagu Xumaado ku Tilmaamay Dilkii Magaalada Garowe loogu gaystay Maalintii Shalayto Shiikh C/qaadir Nuur faarax oo kamid ahaa Culumada ugu Caansan Dalka Somalia gaar ahaan Waliba Deegaanada Puntland.

Culumada Diinta Buuhoodle ayaana Tacsi u Diray Eheladii uu ka Geeriyooday Marxuunkaasi Waxayna si Kulul u Canbaareeyeen Falkaasi oo ahaa Mid aad u Fool Xun Khubadii Culumada Diinta ee Buuhoodle Hoos ka Daawo.

 

 

 

 

CaliDHagjar

Buuhoodle

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag