Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Suldaan Cabdi Cali Sokor oo ku geeryooday Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa ka socanaya qabanaabada loogu diyaar garoobayo aas la doonayo in maanta halkaasi loogu sameeyo Suladaan ka mid ahaa salaadiinti Ansixisay Dastuurka oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Allaha u naxariistee Suldaan Cabdi Cali Sokor oo ka mid ahaa Nabadoonadii Soomaaliyeed ee ansixiyay Dastuurka soona xulay Mudanayaasha Baarlamanka oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ayaa la filayaa in maanta lagu aaso magaalada Kismaayo.

Maamulka magaalada Kismaayo iyo odayaasha dhaqanka ayaa saaka u diyaargaroobaya Allaha u naxaristee aaska Suldaanka oo la filayo in isla maanta lagu aaso magaalada Kismaayo.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag