Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Cawo Saleebaan Guray oo ku Geeryootay London

Waxaanu tacsi u diraynaa reer ibraahim samatar iyo reer saleebaan guray geerida ku timid marxuumad Cawo Saleebaan Guray oo ku geeriyootay magaalada London jimcihii bisha October ahayd 19, 2012.  Tacsida waxaanu si gaar ah ugu diraynaa odaygeeda Ibraahim Samatar, ciyaalkeeda Maxamed Ibraahim Samatar iyo reekiisa, Aamina Ibraahim Samatar iyo reerkeeda, iimaan ibraahim Samatar iyo reerkeeda iyo Saynab Ibraahim Samatar iyo reerkeeda. waxaana diraya: Cali Cawl Xuseen iyo dhamaan reer Cawl Xuseen, Maxamed abokor, Aamina abokor iyo dhamaan reer abokor Webi iyo Siciid Xayle Salaase.  Dadkan oo kala jooga daafaha aduunka.

Sidoo kale waxaa tacsi diraya Jamaal Xaaji Cali iyo dhamaan reer Xaaji Cali Cilmi. iyo  bahda Ceegaag waxaan Tacsi taas la mid ah gaadhsiinaynaa reer Saleebaan Guray iyo Reer Ibraahim Samatar geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo Cawa Saleebaan Guray  Waxaanu ALLE ka baryeynaa inuu marxuumada Janna Fardowsa ka waraabiyo Ilmo Ibaraahim Samatar-na Samir iyo imaan ka siiyo. Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag