Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

TACSI: Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} lagu dilay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012

Tacsi
Annaga oo ah Axmed Xaaji Maxamed Dheglaw iyo Maxamuud Xaaji Maxamed Dheglaw oo dalka Kuwait deggan iyo dhammaan reer Xaaji Maxamed Dheglaw meel kasta oo ay adduunka ka joogaan waxaanu ka xunnahay geeridii naxdinta lahayd ee gacan ka xaq darani marxuum Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} ku dishay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012.
Waxaanu Ilaahay ka baryeynaa inuu marxuumka dembigiisa dhaafo jannadii Firdawsana ka waraabiyo dhammaan reer Aw Cali iyo eheladiisa kale oo dhanna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin…. Aamiin…..Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag