Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi ku socata Qoyska iyo qaraabada Xasan Daahir Afqudhac

Inaalilahi waa inaa ileehi rajacuun geeridu waa xaq, Jaaliyadda reer Puntland iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaanu tacsi uga diranaa geerida xaqa ah ee ku timid Marxuun Xasan Daahir Afqudhac, oo ku geer yooday Magaalada Nayriibi.

Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay maamulka, Odayada, iyo waxgaradka reer Ceegaag, iyaga oo uga tacsi dayeednaya reer Puntland iyo waliba qorskii uu ka baxay Maxuum Afqudhac. anaga oo ah bahda Ceegaagna wexaan tacsi gaara u diranaa Xaaska iyo Caruurta Marxuum Xasan Daahir Afqudhac.

Ceegaag.com


Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag