Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: Xaawo Cali Dheeg oo ku geeriyootay Virginia.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa ku geeriyootay gobolka Virginia ee dalka mareykanka Allaha u naxariistee Xaawo Cali Dheeg  Waxaan Marxuumada  ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiiin.Aamiin. Aamiin.

Waxaa tacsi diraya dadkan hoos kuqoran magacyadooda

  1. Xaaji Cabdi baradho
  2. Siciid Xuseen (Barawaani)
  3. Axmed Xaaji Hirad
  4. Axmed Shabeel
  5. Riyaad Faarax Calicadmeed
  6. Anisa Cabdi Raabbi
  7. Suuri Maxamuud Guray
  8. Sahra Cali Cawl
  9. Nada AxmedCali
  10. Naciimo MaxamedCali
  11. Farax Shariif Dhagacadde
  12. Aamina Kuusay
  13. Xaali Muuse Ciise
  14. Muna Xaaji Xasan
  15. Cawo Tubeec Yuusuf
  16. Ifraax Ruuraa
  17. Kinsi Ruuraa
  18. Shuun Axmed x. Cumar
  19. Nuura Xaaji Xaashi
  20.  Xiis Garaad Soofe
  21. Hodan Cali Cawl
  22.  Muna Cali Caw
  23. Nimco FaaraxCaliCadmeed
  24.  Raaxo FaaraxCaliCadmeed
  25. Suleekha Axmed Siraaji
  26. Sabaax Cabdi Samad

dhammaan dadkan ayaa waxay tacsi u dirayaan dhammaan Reer Khaliif Faarax  iyo Reer Cali Dheeg geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Hooyo Xaawo Cali Dheeg oo xalay ku geeriyootay MagaaladaVirginia ee dalka Mareykanka.

Annaguna haddaanu nahay bahda Ceegaag waxaan Tacsi taas la mid ah gaadhsiinaynaa reer Khaliif Faarax iyo Reer Cali Dheeg geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo Xaawo Cali Dheeg Waxaanu ALLE ka baryeynaa inuu marxuumada Janna Fardowsa ka waraabiyo Ilmo Khaliif Faarax-na Samir iyo imaan ka siiyo. Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag