Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun: Aamina marqaan oo ku geeryootay wadanka Belgium

Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Xuseen Axmed Cali (Dabagooye) iyo caruurtiisa anaga oo  uga tacsiyadeenana geerida ku timid xaaskiisii Marxuumad Aamina Maxamuud Cabdi (Marqaan) oo ku geeryootay magaalada Brusells ee dalka Belgium. Waxaa kale oo tacsi nasoo gaadhsiiyay Cali Cawl Xuseen iyo Caruurtiisa, sidoo Kale Axmed Cali Abokor iyo Caruurtiisa, Jamaal Xaaji Cali iyo dhamaan reer Xaaji Cali Cilmi, Gen.Maxamed Cali Abokor iyo Dhmaan reer Cali Abokor. Dhamaantayo waxaan ilaahay uga baryanaa Inuu Aaamina u danbi dhaafo Janadii fardowsa ah ka waraabiyo marxuumadaa eheladeedana samir iyo iimaan  kasiiyo AAMMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag