Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abdiaziz Mohamed Liban oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”


Abwaan Abdiaziz Mohamed Liban

Waxaa magaalada Muqdisho weerarkii ka dhacay hudheelka SYL lagu dilay ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban oo si weyn looga ga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Soomaalidu dagto gaar ahaan Gobolada Puntland.

ALLE ha unaxariistee Abdiaziz Mohamed Liban waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl, Marxuum Abdiaziz Liban  ayaa ahaa qoraa, abwaan  sidoo kale na ka mid ahaa hoggaamiyayaashii bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Edmonton ee dalka Canada.

Sidoo kale dhamaan shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan gobolka Alberta ayaa tacsi u diraya qoyska Reer Mohamed Liban geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

Taariikh nololeedkii Abdiaziz Mohamed Liban oo faahfaahsan dib ayaanu idinka soo sheegidoonaa.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply