Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale oo Geeryooday

Waxaa Soo gaadhay shabakadan Ceegaag warnaxdin leh oo sheegayay inuu geeryooday halgamaagii waynaa ee Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale. Waxaan Ilaahau uga baryanaa inuu naxariista Jano ka waraabiyo Samir iyo iimaana kasiiyo qoyskiisii iyo qaraabadiisa.

Anaga oo ah SHaqaalaha Ceegaag waxaa Tacsi tiiraanyo u diranaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed siiba reer Ogaadeeniya oo uu Halgamaagu u halgamayay xornimo gaadhsiinta deegaanadaa Soomaaliyeed ee maanta Xoroobay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply