Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa xalay ku geeyootay Ilaahay Naxariista Jano Ha waraabiyee magaalada Jidjiga Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan Hode. Marxuumada ayaa ifka kaga tagtay tafiir tiradoodu kor u dhaafaso 100 ruux.

Dhamaan Shaqaalaha  Shabakadan Ceegaag Ayaa tacsi u diraya ehelka iyo qaraabadii ay ka geeryootay Marxuumad Xalwo Aw-Aadan Magan ilaahayna uga baryaya in Janatul Fardowso ku Abaal mariyo Marxuumada, Su’aasha u dhib yareeyo, Qabrigana u waasiciyo AAMMIINN.  AAMMIINN.  AAMMIINN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply