Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Osmaan Abdi Samatar (Dudumo) oo ku geeriyooday magalada Columbus ee dalka Mareykanka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa shalay oo taariikhdu tahay November 15th sanadka 2019 ku geeriyooday magaaladan Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ALLE ha u naxariistee Osmaan Abdi Samatar (Dudumo).

Alle ha unaxriistee Osmaan Abdi Samatar (Dudumo) oo mudo kooban ku xanuunsanayay cisbitaal ku yaala magaalada Columbus ayaa xaqii ALLE u yimid waxaana Ilaahay uga baryeynaa in naxariistii janno ka waraabiyo, eheladiisii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo,Aaamiin.

Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda ilma Maxamed Xaaji Cali Cilmi, Dr. Cali Cawl Xuseen xaaskiisa Farxiya Faarax Garwiye & caruurtooda, Jamaal Xaaji Cali xaaskiisa & caruurtiisa, General  Maxamed Cali Abokor iyo dhamaan Cuqaasha, waxgaradka iyo culumaa’udiinka degmada Ceegaag , ayaa sigaara tacsi ugu diraya qoyska Abdi Samatar waxayna  ilaahay uga baryanaa in marxuum Osmaan Abdi Samatar (Dudumo) naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina  Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMIIN

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply