Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun: Cabdi-xakiin C Abokor oo ku geeryooday Muqdisho

Muqdisho 11-23-2020 Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH. Marxuum  Cabdixakiin Cali Abokor oo magaalada Muqdisho ku geeriyooday hada. Cabdixakiin ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga baryanaa inuu qabriga u waasiciyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay iyo umada Soomaaliyeedna samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Marxuum Cabdixakiin waxa uu ahaa madixii mashruuca beeraha ee degmada Ceegaag, waxaa kale oo uu ahaa nin tacab badan kana sameeyay deegaanada Caymeed beertii abid ugu wayneed ee laga falo deegaanada Hawdka.

Dhamaan shaqaalaha shabakadan Ceegaag.com ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya qoysaskiisii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Marxuum Cabdixakiin oo ah duqii magaalo ee ugu horeeyay ee ay yeelato magaalada Ceegaag.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply