Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Idil Cali cadmeed Riyad oo hada ku geeryootay Nayroobi

Inaalilaahi wa inaalilaahi rajucuun, geerida Idil Cali cadmeed Riyad ayaa hada nagasoo gaadhay magaalada Nayroobi ee Caasimada Kiiniya. Riyaad ayaa isla wiigan ka anbabaxday magaalada Toronto ee dalka Kenada iyada oo booqanasay Qaraabada ku nool wadankaa Kiiniya.

Geerida xaqa ah ee sugasa qofwalba o nool ayaa maanta haleeshay walaasheen Riyaad oo ahayd gabadh inagu wada dheereed dadkii yaqaanay kuna caanbaxday cibaado suuban iyo wanaag ay u qirayaan dhamaan dadka yaqaanay.

Waxaan Ilaahay uga baryanaa inuu Janada Fardowso ka waraabiyo ehelada iyo saxiibadii badnaa ee Riyaadna uu Samir iyo iimaan ka siiyo. Marxumaanadana waxaan Ilaahay uga baryanaa inuu janada Fardowso ka waraabiyo. AAMMIINN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply