Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston Carriga dalkan Maraykanka

Waxaa goor dhaw oo saakadan ah geeriyooday AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston wadankan Maraykanka Wuxuu ka mid ahaa Asaasayaashi Dawlada Puntland. Wuxuu ka mid ahaa Siyaasiyintii urur kii la oran jiray Sodare, wuxuu ahaa madaxdii shaqada fiican ka soo qabtay wakaaladdii la oran jiray Wakaaladaa Xoogga Korontada Umadda.

Sidoo kale waxaa kamid ahaa odoyada ka odoyanjiray xaaladaha kolba lasoo darsa jaaliyada magaalada Boston ee carigan Maraykanka.

Wakan isaga oo ka hadlaya halganka maanta loobaahan yahay in lagu xoreeyo deegaanada Soomaali Galbeed ee Itoobiya wali inaga haysato.

Daawo Daaqad Taariikheedka Maxahamed Aadan Dhagawayne

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply