Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa maalintii Jimacaha oo taariikhdu ahayd April 20th sanadka 2018 ku geeriyooday magaalada Calgary ee gobolka Alberta Canada  ALLE ha u naxariistee Mahad Ceynaanshe Abdirahman hadaba Waxaanu Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Abdirahman Abkey iyo Reer Cismaan Aaden gaar ahaan Ceynaanshe Abdirahman Abkey iyo Iimaan Cismaan Aaden geerida ku timid ALLE ha u naxariistee wiilkooda mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary, waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

 

Waxaa kaloo Tacsi nasoo gaadhsiiyay:

 

Gen. Mohamed Ali Abokor,

Jamaal Xaaji Cali iyo qoyskiisa & dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi,

Dr. Cali Cawl Hussein iyo Marwadiisa, Farhia Faarax iyo dhamaan Reer Cawl Hussein,

Liibaan Fiin X. Cali iyo qoyskiisa

Hussein Fiin iyo marwadiisa Yaasmiin Daahir

Mohamud Mohamed Ali Ayax & Qoyskiisa

Abdullahi H. Dhoble & qoyskiisa

Saynab Abdikilin

Mohamed Abdikilin

Mohamed Muuse Ismaaciil (Buuni)

Abdirahim M. Ismail Jiir

Abdirisak M. Ismail Jiir iyo xaaskiisa

Liban Ahmed Hode iyo xaaskiisa

Mohamed Ciise X. Ismail iyo Marwadiisa hamdi C/riigle

Abdiqafar Cali Wadaad (Xaaji) iyo Marwadiisa

Abdulkadir Karshe iyo xaaskiisa

Abdiaziz Qoorleex iyo qosykiisa

Yaasiin Mohamed Cawaale iyo xaaskiisa

Mohamed Cabdilaahi Qoorleex iyo xaaskiisa

 

Dhamaan dadkan ayaa tacsi u diraya Qoysaska Reer Abdirahman Abkey iyo Reer Cismaan Aaden Marxuumkana ILLAAHAY uga baryaya inuu U danbi dhaafo AAMIIN…

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply