Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaliimo Aadan Yuusuf oo ku geeryootay magaalada Boston ee carigan Maraykanka

Alle ha u naxariistee Xalimo Adan Dheere ayaa ku geeryootay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Marxuumadana waxaan Ilaahay ugu baryanaa in uu janatul Fardowso geeyo samir iyo iimaan ka siiyo ehelada iyo qaraabada.

Jaaliyada reer Boston ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirasa dhamaan reer Aadan iyo Yoonis Xuseen, Ester Xuseen Amxaar, Nasra Xuseen, Ilyas Xuseen, daauud Xuseen, and Aweys Xuseen.

Eng. Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhamaan qoyska iyo qaraabada Xalimo Adan Dheere, marxuumadana waxaan ugu ducaynanaa danbidhaaf, iyo in Ilaahay ku casuumo Janada Fardowsa AAMMIINN.

Xaliimo Aadan Yuusuf oo fadhida casho sharaf loo sameeyay Saado Cali Warsame June 02, 2013

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply