Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Mahdi Cabdulle Xasan oo ku geeryooday Boston.

Midkamida tiirarkii jaaliyada Soomaalidu ku taagnayd magaalada Boston ee dalkan Maraykanka ayaa ku geeryooday shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Lawrence, MA.

Daawo Mahdi oo hawada inoosoo marinayay tahniyadii ciida

Marxuum Mahdi Cabdulae Xasan oo ku magac dheeraa ‘EEBOOW’ ayaa ahaa shaqsigii igu soo dhaweeyay magaaladan ama wax igala qabtay nolosha Maraykanka sanadkii 1992 markii qaxooti ahaan laykeenay magaalada Boston ‘Xuseen Fiin’ sidoo kale Mahdi si wayn ayuu u gacan qaban jiray dadka Soomaaliyeed ee qaxooti ahaanta lookeeni jiray gobolkan Massachusetts.

Dhamaan shaqaalaha Ceegaag.com ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Mahdi. sidoo kale waxaan Eebbe uga baryay Marxuumka inuu hoygiisa ka yeelo Jannada Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMMIIN. AAMMIIN. AAMMIINN

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply